Madaxweyne Farmaajo oo Isbadal ku sameeyay taliyaal katirsan Ciidanka Milatariga

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa isbadal ku sameeyay taliska ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan taliye kuxigeenka iyo sidoo kale taliyaha ciidanka Dhulka. Madaxweyne Farmaajo ayaa Taliye ku-xiggeenka ciidanka Xoogga u magacaabay Jeneraal Cabaas Amiin Cali oo horay u ahaa Taliyaha Ciidanka dhulka sidoo kale Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS ayaa loo magacaabay Jeneraal … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Isbadal ku sameeyay taliyaal katirsan Ciidanka Milatariga